Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 7:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 hadana hadey kaimadan sugha, hadayan weysa ghadan mau̱nan, iyo waẖ badan okale ya jiran oyaghbalen iney ghabtan, sidi loḋagho fijamaha iyo dasadaha iyo ghalabki marta iyo misaska.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Oo goortay suuqa ka yimaadaan waxba ma cunaan, inay maydhaan maahee. Waxyaalo badan oo kale ayaa jira oo ay heleen inay xajiyaan sida dhaqidda koobab, iyo dheriyo, iyo weelal naxaas ah, iyo miisas.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Markey wax suuqa ka iibsadaanna ma cunaan iyagoo aan dhaqin. Waxyaalo badan oo dhaqankooda ku saabsan ayaa jira oo ey ilaaliyaan, sida dhaqitaanka koobka, jeega iyo jalmad naxaas ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo goortay suuqa ka yimaadaan waxba ma cunaan, inay maydhaan maahee. Waxyaalo badan oo kale ayaa jira oo ay heleen inay xajiyaan sida dhaqidda koobab, iyo dheriyo, iyo weelal naxaas ah, iyo miisas.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 7:4
15 Iomraidhean Croise  

Sababti waẖad ḋaftan amarki Ilahey od ghabatan amaryadi dadka, dasada iyo fijama ḋaghid iyo kuwa badan oe̱ynkas ah, yad subisan.


Waẖa yalen meshas leh shambi, waẖa loḋigey meshas sababti desturti isḋaghi Yahudiya, mid walba waẖu ghada sodon sus, ama afartan.


Misna wahay eheyd muran asaẖabti Yohana iyo Yuhudi ḋaẖdodha khabarki isḋahirinta.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan