Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 7:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Sababti farisayalka iyo Yahud kuligodh inteyan gaa̱maha ad uḋaghin ma u̱nan, waẖay haysten amaryadi dugheyda,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Waayo, Farrisiinta iyo Yuhuudda oo dhammu waxba ma cunaan haddayan gacmahooda aad u dhaqin, si ay u xajiyaan xeerkii waayeellada.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Waayo Farrisiinta iyo Yuhuudda wax ma cunaan iyagoo aan gacmaha dhaqanin si ey u ilaaliyaan caadada odayaasha.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Waayo, Farrisiinta iyo Yuhuudda oo dhammu waxba ma cunaan haddayan gacmahooda aad u dhaqin, si ay u xajiyaan xeerkii waayeellada.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 7:3
10 Iomraidhean Croise  

waẖad kuburisan hadalki Ilahey amarya dina odaghbashen; hadana waẖad subisan waẖ badan sidan okale.


Sa farisayalka iyo kuwi fartayaghan waẖay warsaden. Maẖay asaẖab tadha ugusoo̱n weydey amaryadi dugheyda, waẖayse kuu̱nan kibista gaa̱ma nijasa ah?


Waẖa yalen meshas leh shambi, waẖa loḋigey meshas sababti desturti isḋaghi Yahudiya, mid walba waẖu ghada sodon sus, ama afartan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan