Markos 6:3 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)3 Kankada sow maaha ged ghorki, wilki Maryan iyo Yaghub walal kisa, iyo Yose iyo Yuda iyo Simon gebḋa walala hisa ahna, sow nalamajogan? Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Kanu miyaanu ahayn nijaarkii, ina Maryan, kii walaal u yahay Yacquub, iyo Yoosee, iyo Yuudas, iyo Simoon; gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin? Wayna ka xumaadeen. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 Kani miyuusan ahayn faryaamoolihii ina Maryan ahaa, walaalkii Yacquub, Yuusuf, Yuudas iyo Simoon? Oo gabdhaha walaalihiis ah miyeysan magaaladan na la joogin?” Dadkiina aad ayey uga xumaadeen. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah3 Kanu miyaanu ahayn nijaarkii, ina Maryan, kii walaal u yahay Yacquub, iyo Yoosee, iyo Yuudas, iyo Simoon; gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin? Wayna ka xumaadeen. Faic an caibideil |