Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 6:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Kolkey eheyd sabato, waẖu bilabey inu kubar osunaguga; kuwa badan kolkey maghlen way ḋeygagen, waẖay kuhadlen: Intebu kaheley kan waẖ ẖan? Iyo ẖigmad sidee olasiyey kan, wa maẖay inshara han okusubsamayin gaa̱ma hisa?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Goortii sabtida la gaadhay ayuu bilaabay inuu sunagogga wax ku baro; dad badan oo maqlayaana way la yaabeen, oo waxay yidhaahdeen, Ninkanu xaggee buu waxyaalahan ka helay? Oo xigmaddan la siiyeyna maxay tahay in xataa shuqulladan oo xoogga leh gacmihiisu sameeyaan?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Maalintii Sabtida markii la gaaray ayaa wuxuu wax ku barayay sunagogga, kuwa badan oo isaga dhageysanayeyna wey la yaabeen wax baritaankiisa. Markaas ayey is weydiiyeen, “Xaggee ninkan ka helay waxyaalahan? Yaa siiyay xigmaddan iyo awoodan uu ku sameeyo mucjisooyinkan?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 Goortii sabtida la gaadhay ayuu bilaabay inuu sunagogga wax ku baro; dad badan oo maqlayaana way la yaabeen, oo waxay yidhaahdeen, Ninkanu xaggee buu waxyaalahan ka helay? Oo xigmaddan la siiyeyna maxay tahay in xataa shuqulladan oo xoogga leh gacmihiisu sameeyaan?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 6:2
11 Iomraidhean Croise  

Waẖu kuwa̱dinayey sunagugyal kodha Galilaya oḋan ḋaẖdedha, okabiẖiyey jiniyada.


Waẖu katagey ẖagas osimadey tan iyo sohdinti Yudea, jidki Yordan gedigisa. Hadana makhlugh badan ba uimadey asaga, waẖu ubarey sidi dastur tisa.


Waẖay ḋehen: Sow kan maaha Yesu wilki Yusuf onnaghan abahisa iyo habartisa? Maẖu leyahay kan: Waẖan kasoḋegey i̱rka?


Yahudi way yaben waẖay kuhadlen: Side bukuheley kan Ilmiga inu garto asagana makhriyin?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan