Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 5:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Kolku kadegey donida, marko waẖa kasohorbaẖey ninko kaimadey ẖabalaha, oghabey jini,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Goortuu doonnidii ka degay, kolkiiba waxaa la kulmay nin xabaalaha ka soo baxay oo jinni wasakh leh qaba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Ciise markii uu doontii ka degtay ayaa nin ruuxyo wasakh leh qabay oo xabaalaha ku noolaa u yimaaday.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 Goortuu doonnidii ka degay, kolkiiba waxaa la kulmay nin xabaalaha ka soo baxay oo jinni wasakh leh qaba.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 5:2
13 Iomraidhean Croise  

Waẖa kujirey sunagug godha nin jini ghaba, wa ḋawaghey, waẖu yiri:


Jinigina wa uḋifḋiftey, waẖu kughayliyey o̱d weyn, oskabeẖey.


Waẖu kuḋehey asaẖab tisa, donida yar hakusugto mel ḋow makhlugha daradisa, yeyan a̱ririnine,


Waẖu bilabey hadana inu kubaro bada agtedha. Waẖa usoaruren makhlugh badan, tan iyo asaga waẖu fuley doni, waẖu faristey bada; makhlughi oḋan waẖay jogen bada agtedha ḋulka korkisa.


Waẖay ladardarmen makhlughi, waẖay kughaden donida sidu aha.


Hadana Yesu kolku kugudbey donida tan iyo gedigas, waẖa usoarurey makhlugh badan, asagana waẖu jogey bada agtedha.


okulaha sal ẖabalaha, mana jirin nin kuẖiri karey silsiladna.


Sababti waẖu kuyiri: Kabaẖ jiniyehow nin kan.


Sababti nagto, geber tedha jini ayghabtey, ya maghashey khabar kisa, way uimatey, waẖay ugukuftey luga hisa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan