Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 4:8 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Gharna waẖay kuḋae̱n ḋoba wanagsan, waẖay ḋalen mira, way beẖen oykorden, way ḋalen, ghar Sodon gharna leẖdan gharna boghol.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Qaar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen, oo intay baxeen ayay koreen oo midho dhaleen. Mid wuxuu dhalay soddon, midna lixdan, midna boqol.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Kuwa kalana waxey ku dhaceen carro fiican, taas oo qaar soo saartay boqol jibaar qaarna lixdan jibaar qaarna soddon jibaar in ka badan wixii la abuuray.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

8 Qaar kalena dhul wanaagsan bay ku dhaceen, oo intay baxeen ayay koreen oo midho dhaleen. Mid wuxuu dhalay soddon, midna lixdan, midna boqol.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 4:8
21 Iomraidhean Croise  

Wana kuwan kuwa luguaburey ḋobada fia̱n; omaghlan hadalka oaghbalan, obiẖiyan mira, mid sodon, midna leẖdan iyo midna boghol.


Gharna waẖay kuḋae̱n ghodaẖda ḋaẖdedha, ghodaẖdina way weynatey oya̱ririsey, yeyan ḋalin mira.


Waẖu kuhadley: Ninki ḋega lugumaghlo leh, ha maghlo.


Aniga ah gedki sabibta, idinkana lama tihin ki faḋiya gudaheyga anigana anfadiyo guda hisa kan ad buuḋala, sababti laantey waẖba masubin kartin.


Ghof hadu rabo inu subiyo je̱lan tisa waẖu garanaya i̱lmiga inu kayimid Ilahey amase inan kuhadlayo aniga nafteyda.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan