Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 4:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Waẖu bilabey hadana inu kubaro bada agtedha. Waẖa usoaruren makhlugh badan, tan iyo asaga waẖu fuley doni, waẖu faristey bada; makhlughi oḋan waẖay jogen bada agtedha ḋulka korkisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Haddana wuxuu bilaabay inuu badda agteeda wax ku baro, oo waxaa u soo ururay dad badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay, wuxuuna fadhiistay badda, dadkii badnaana waxay joogeen badda xeebteeda.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Kadib Ciise wuxuu dadka ku barayay xagga warta Galili. Dad badan ayaa ag yimid, wuxuuna fuulay doon biyaha ku jirtay oo wuu fariistay, dhamaan dadkiina waxey joogeen xeebta warta qarkeeda si ey u dhageystaan isaga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Haddana wuxuu bilaabay inuu badda agteeda wax ku baro, oo waxaa u soo ururay dad badan, sidaa darteed doonni ayuu fuulay, wuxuuna fadhiistay badda, dadkii badnaana waxay joogeen badda xeebteeda.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 4:1
9 Iomraidhean Croise  

Hadana waẖu ukae̱y bada barbar kedha, makhlugha oḋan asagey uimaden, wu barey.


Yesu wa latagey asaẖab tisa tan iyo bada, makhlugh badan ba kasorae̱y Galilaya iyo Yudea


Waẖu kuḋehey asaẖab tisa, donida yar hakusugto mel ḋow makhlugha daradisa, yeyan a̱ririnine,


Waẖay ladardarmen makhlughi, waẖay kughaden donida sidu aha.


Kolku kadegey donida, marko waẖa kasohorbaẖey ninko kaimadey ẖabalaha, oghabey jini,


Hadana Yesu kolku kugudbey donida tan iyo gedigas, waẖa usoarurey makhlugh badan, asagana waẖu jogey bada agtedha.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan