Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 3:8 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 iyo Jerusalem iyo Idumaya iyo Yordan gedigisa iyo barbarki Turo iyo Sidon, makhlugh badan, kolkey maghlan waẖa weyn ossubiyey, way uimaden.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 iyo Yeruusaalem, iyo Idumiya, iyo Webi Urdun shishadiisa, iyo kuwa ag joogay Turos iyo Siidoon; dad tiro badan goortii ay maqleen waxa weyn ee uu samaynayay ayay u yimaadeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Markey maqleen waxyaalihii uu sameynayay oo dhan ayey ka kala yimaadeen Yuhuudiya, Yeruusaalem, Idumiya, kuwa kalana waxey ka yimaadeen meelahaas Urdun iyo gobolada Turos iyo Siidoon.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

8 iyo Yeruusaalem, iyo Idumiya, iyo Webi Urdun shishadiisa, iyo kuwa ag joogay Turos iyo Siidoon; dad tiro badan goortii ay maqleen waxa weyn ee uu samaynayay ayay u yimaadeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 3:8
18 Iomraidhean Croise  

Waẖu katagey ẖagas, waẖu ukae̱y sohdinti Turo iyo Sidon. Waẖu galey aghalko, waẖu rabey inusan nina garanin, ilowse maasan gharsomi karin.


Hadana waẖu kabeẖey sohdinti Turo iyo Sidon, waẖu yimid tan iyo badi Galilaya, sohdinti Dekapoli ḋaẖdedha.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan