Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 3:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Way amusen. Waẖu kufiriyey ḋirif barbar walba, a̱lolẖuma gashey sababti ghalbi adkan todha, waẖu kuḋehey ninki: Fidi gaa̱n tadha. Wu fidiyey, gaa̱n tisa way bogsatey sidi tan labad.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Goortuu iyaga isha mariyey isagoo cadhaysan oo qalbigiisii ka tiiraanyooday qalbi engegnaantooda aawadeed, wuxuu ninkii ku yidhi, Gacanta soo taag. Kolkaasuu soo taagay, oo gacantiisu way bogsatay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Markaas ayuu Ciise iyagii fiiriyay isaga oo xanaaqsan, aad ayuuna uga xumaaday qalbi adeegooda, kadibna ninkii ayuu ku yiri, “Fidi gacantaada.” Isaguna wuu fidiyay gacantiisana wey bogsatay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Goortuu iyaga isha mariyey isagoo cadhaysan oo qalbigiisii ka tiiraanyooday qalbi engegnaantooda aawadeed, wuxuu ninkii ku yidhi, Gacanta soo taag. Kolkaasuu soo taagay, oo gacantiisu way bogsatay.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 3:5
29 Iomraidhean Croise  

Asagana waẖu kuyiri: Ma ẖalalba beriga sabato in lasubiyo waẖ fia̱n mase in lasubiyo waẖ ẖun, in lafakiyo naf mase in ladilo?


Wahu kamariyey ḋobada ki inḋaha laa inḋa hisa waẖu kuyiri: Ka kufol ḋagho warti Siloam (ma̱na hedha wa ki lasodirey). Wautegey osfol ḋaghdey waẖu imadey asago arkaya.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan