Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 3:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Asagana waẖu kuyiri: Ma ẖalalba beriga sabato in lasubiyo waẖ fia̱n mase in lasubiyo waẖ ẖun, in lafakiyo naf mase in ladilo?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Oo wuxuu iyaga ku yidhi, Sabtida ma xalaal baa in wanaag la falo ama shar; in naf la badbaadiyo ama la dilo? Laakiin way iska aamuseen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Kadibna Ciise ayaa iyaga weydiiyay, “Maalinta Sabtida ah sharcigeena muxuu noo ogolaadaa inaan sameyno? In wax wanaagsan la sameeyo ama wax xun, in nolol la badbaadiyo ama in la dilo?” Markaas ayey wada aamuseen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo wuxuu iyaga ku yidhi, Sabtida ma xalaal baa in wanaag la falo ama shar; in naf la badbaadiyo ama la dilo? Laakiin way iska aamuseen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 3:4
9 Iomraidhean Croise  

Waẖu kuyiri ninki gaa̱nta nafada ka aha: Jogso ḋaẖda.


Way amusen. Waẖu kufiriyey ḋirif barbar walba, a̱lolẖuma gashey sababti ghalbi adkan todha, waẖu kuḋehey ninki: Fidi gaa̱n tadha. Wu fidiyey, gaa̱n tisa way bogsatey sidi tan labad.


Way amusen, sababti waẖay iskulahadlayen: Kee weyn?


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan