Markos 3:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Way ilalinayen hadu bogsinayo nin kas berigi sabato ha ashtakeyane. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasay fiirinayeen inuu sabtida bogsiinayo iyo in kale, si ay u ashtakeeyaan. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Farrisiintii waxey raadinayeen marmarsiyo ey Ciise ku dacweeyaan, waxey fiirinayeen inuu Ciise maalinta Sabtida ah qof bogsiiyo. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah2 Markaasay fiirinayeen inuu sabtida bogsiinayo iyo in kale, si ay u ashtakeeyaan. Faic an caibideil |