Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 2:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Yesu gortu arkey iman kodha, waẖu kuyiri ki u̱ryanka aha: Wil keyga dembi gaga wa lugua̱fiyey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Ciise kolkuu rumaysadkoodii arkay, ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, dembiyadaadu waa cafiyan yihiin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Ciise markii uu arkay iimaankoodi, ayuu ku yiri ninkii curyaanka ahaa, “Saaxiibow, dembiyadaadu wey cafisan yihiin.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Ciise kolkuu rumaysadkoodii arkay, ayuu ninkii curyaanka ahaa ku yidhi, Wiilkow, dembiyadaadu waa cafiyan yihiin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 2:5
28 Iomraidhean Croise  

Waẖa faḋiyen ẖagas kuwi fartayaghan ghar kodha, waẖay kafikirayen ghalbi godha:


Waẖu kuyiri: Geberyehey, iman kaga kubogsiyey, ka̱ kutag nabad, kabogso ḋib kaga.


sababti dan umaasan leheyn in ghof kamarag kao̱ waẖi dadka, sababti naftisa waẖu oga waẖi kujira gudihi dadka.


Kaba̱di Yesu waẖu kuarkey betmaghdeska, waẖu kuyiri: Firi wad bogsatey; hasubinin dembi markale waẖ kaẖun yeyan kuhelinneh.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan