Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 2:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Ḋowr beri kaba̱di waẖu galey hadana Kapernaum, wa lamaghley inu kujirey aghalka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Dhawr maalmood dabadeed goortuu haddana Kafarna'um galay, waxaa la maqlay inuu guriga joogo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Dhowr maalmood kadib ayuu Ciise wuxuu haddana ku laabtay Kafarna’um, dadkii ayaa maqlay inuu guriga joogo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Dhawr maalmood dabadeed goortuu haddana Kafarna'um galay, waxaa la maqlay inuu guriga joogo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 2:1
13 Iomraidhean Croise  

Asagana wa ubaẖey, waẖu bilabey ad inu uwa̱diyo oswarejiyo warka, tan iyo Yesu maasan gali karin beled, ilowse waẖu jogey dibeda mel i̱dla ah, waẖay ugaimaden mel walba.


Markiba dad badan ba arurey tan iyo wasaa̱ irida hortedha mana deghin, waẖu uwa̱diyey hadalka.


Makhlugh ba isusoarurey hadana, tan iyo maayan karin iney u̱nan hunguri.


Gortu galey aghalka, oskatagey makhlugha, asaẖab tisa waẖay warsaden ma̱nahi mahmah das.


Waẖu katagey ẖagas, waẖu ukae̱y sohdinti Turo iyo Sidon. Waẖu galey aghalko, waẖu rabey inusan nina garanin, ilowse maasan gharsomi karin.


Kolku galey aghalko, asaẖab tisa waẖay kuwarsaden faragha: Maẖan anaka ubiẖin weyney?


Kan kolku maghley Yesu inu kaimadey Yudea asgarey Galilaya, wauuka̱ey wautugey hasoḋegey inu bogsiyo wil kisa sababti sakarad buaha:


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan