Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 16:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Waberigi berigi uhoreyey juma̱da, waẖay garen ghaburti saladi, kolkey ghoraẖda sobaẖeysey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Waaberigii maalintii ugu horraysay ee toddobaadka waxay yimaadeen xabaasha goortii qorraxdu soo baxday.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Aroortii hore maalinta koowaad ee usbuuc goortii qoraxdu soo baxeysay ayey tageen xabaashii.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 Waaberigii maalintii ugu horraysay ee toddobaadka waxay yimaadeen xabaasha goortii qorraxdu soo baxday.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 16:2
6 Iomraidhean Croise  

Kolkey sabatoda ḋamatey, Maryan Magdalene iyo Maryan habarti Yaghub iyo Salome, wahay gaden ḋir udgon, iney ukaa̱n ha mariyane asaga.


Waẖay iskulahadlayen: Ya nogagarangerin dona ḋagaẖa ghaburta irid dedha.


Berigi uhoreyey juma̱da, Maryan Magdalene waẖay imatey saladi ghaburta, kolkay eheyd mugdi weli, waẖay aragtey ḋagaẖi olagaghadey ghaburta.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan