Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 16:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Kolkey sabatoda ḋamatey, Maryan Magdalene iyo Maryan habarti Yaghub iyo Salome, wahay gaden ḋir udgon, iney ukaa̱n ha mariyane asaga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Goortii sabtidii dhammaatay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub hooyadiis, iyo Saloome, waxay iibsadeen dhir udgoon inay u yimaadaan oo mariyaan isaga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Maalintii Sabtida kadib ayaa Maryantii reer Magdala iyo Maryantii hooyada u ahayd Yacquub iyo Saloome waxey gadeen dhir udgoon si ey jirka Ciise u mariyaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Goortii sabtidii dhammaatay Maryan tii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub hooyadiis, iyo Saloome, waxay iibsadeen dhir udgoon inay u yimaadaan oo mariyaan isaga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 16:1
19 Iomraidhean Croise  

Asagana kolku jogey Betaniya gurigi Simon ki fantada ghabey, osufaḋiyey u̱ntada, waẖa imatey nagto, waẖay wadatey ghurarado alabastro ah, marẖamki nardo khalis otaman leh, waẖay jebisey ghuraradi oy kagashubtey madaẖ hisa.


Waẖay subisey sidey kartey, way hormartey iney imariso marẖam korka sababti dug teyda.


Waẖana jogen naga mel fog kafirinayen, naga has ḋaẖdodha waẖa kujirtey Maryan Magdalene iyo Maryan habarti Yaghub kiyara iyo Yose, iyo Salome;


Kolkey noghotey a̱sar, sababti wa berigi lawanajinayey, ma̱na hedha berigi kahorey sabato,


Maryan Magdalene iyo Maryan habarti Yose waẖay firiyen meshi lageliyey.


Waberigi berigi uhoreyey juma̱da, waẖay garen ghaburti saladi, kolkey ghoraẖda sobaẖeysey.


Ḋaghsey ubaẖen oykaa̱raren, way neẖen, nina umaayan shegin hadal, sababti way a̱bsaden.


Stalabti Yesu agtedhana waẖa jogen habar tisa iyo habar tisa walashedha Maryanti Klopa iyo Maryan Magdalene.


Meydadka yeyan sarnanine stalabta sabatoda ḋaẖdedha (sababti wahay eheyd berigi hagajiska, berigi sabatodasna wa beri weyn), Yahudi waẖay tuken Pilato luga hodha hajebiye halaghade.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan