Markos 15:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Marko kolku waga beryey wadadahi waweyna iyo dugheyda iyo kuwi fartayaghan iyo barsado ḋan, way shauren, waẖay ẖiren Yesu, way waden oyubiẖiyen Pilato. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Aroortii kolkiiba wadaaddadii sare waxay la wada hadleen waayeelladii iyo culimadii iyo shirkii oo dhan. Ciisena way xidheen oo kaxeeyeen oo waxay u dhiibeen Bilaatos. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Gudoomiyayaashii wadaaddada, odayaashii, macalimiintii sharciga Muuse iyo kuwii shirka ku jiray oo dhan ayaa go’aan gaareen aroortii. Markaas ayey Ciise xireen oo kaxeeyeen waxeyna u dhiibeen Bilaatos. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah1 Aroortii kolkiiba wadaaddadii sare waxay la wada hadleen waayeelladii iyo culimmadii iyo shirkii oo dhan. Ciisena way xidheen oo kaxeeyeen oo waxay u dhiibeen Bilaatos. Faic an caibideil |