Markos 10:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Ayakana waẖay ḋehen: Muse waẖu aghbaley in laḋigto khadki dalaghda, olafuro. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH4 Waxay yidhaahdeen, Muuse waa fasaxay in warqaddii furniinta la dhigo oo la furo. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Waxey yiraahdeen, “Sharciga Muuse wuxuu fasaxayaa in ninku warqadda furitaanka u qoro xaaskiisa kadibna uu iska diro.” Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah4 Waxay yidhaahdeen, Muuse waa fasaxay in warqaddii furniinta la dhigo oo la furo. Faic an caibideil |