Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 10:2 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

2 Waẖa uimaden farisayalka, waẖay warsaden: Ma uẖalalba nin inu furo nag tisa? Way jirabayen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Markaasaa Farrisiintu u timid oo weyddiisay, Ma xalaal baa in nin naagtiisa furo? Wayna jirrabayeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Markaas ayaa qaar ka mid ah Farrisiintii u yimaadeen Ciise oo waxey doonayeen iney isaga jarribaan, waxeyna weydiiyeen, “Ma banaantahay in ninku uu furo xaaskiisa?”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 Markaasaa Farrisiintu u timid oo weyddiisay, Ma xalaal baa in nin naagtiisa furo? Wayna jirrabayeen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 10:2
25 Iomraidhean Croise  

Waẖu katagey ẖagas osimadey tan iyo sohdinti Yudea, jidki Yordan gedigisa. Hadana makhlugh badan ba uimadey asaga, waẖu ubarey sidi dastur tisa.


Asagana wa jawabey, waẖu kuyiri: Maẖu idinkuamrey Muse?


Way sobaẖen farisayalka, waẖay bilaben iney lahadlan asaga, oykadonayen insharti i̱rka, way jirabayen.


Wa amrey, waẖu ḋehey: Firiya, iskaogada khamirki farisayalka iyo khamirki Herode.


Sa wadadahi waweyna iyo Fariseyalki waẖay aruriyen barsadi waẖay ḋehen: Maẖan subina? Sababti nin kan waẖu subiya inshara badan.


Wadadahi waweyna iyo Fariseyalki waẖay biẖiyen amar ghof hadu garto meshu jogo hawarkeno, hahelane iney ghabtan.


Fariseyalki waẖay maghlen dadka auganunua̱yan sidan kor kisa sa Fariseyalki iyo wadadahi waweyna waẖay udiren mididiyalka haghabtane.


Wayo waweynka ḋaẖdodha ama Fariseyalka ḋaẖdodha kan oamine asaga.


Wahay uguhadlen hadal kan way sherabayen iney kuhelan sabab oykushtakeyen. Ilowse Yesu waforarsadey waẖu kuḋigey fartisa dulka.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan