Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 10:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Waẖu katagey ẖagas osimadey tan iyo sohdinti Yudea, jidki Yordan gedigisa. Hadana makhlugh badan ba uimadey asaga, waẖu ubarey sidi dastur tisa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Meeshaasuu ka soo kacay oo wuxuu galay soohdimaha Yahuudiya oo Webi Urdun ka shisheeya. Mar kale dadkii badnaa baa u soo ururay, oo sida caadadiisu ahaan jirtay, ayuu haddana wax baray.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Ciise iyo xertiisi waxey ka tageen Kafarna’um oo waxey aadeen Yahuudiya, kadibna waxey sii aadeen dhinaca kale ee webi Urdun. Dad kale oo badan ayaa u yimid, oo sida caadadiisu ahaydna wax ayuu baray.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Meeshaasuu ka soo kacay oo wuxuu galay soohdimaha Yahuudiya oo Webi Urdun ka shisheeya. Mar kale dadkii badnaa baa u soo ururay, oo sida caadadiisu ahaan jirtay, ayuu haddana wax baray.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 10:1
17 Iomraidhean Croise  

Waẖay galen Kapernaum, markiba berigi sabato waẖu galey sunagug, osbarey.


Waẖa uimaden farisayalka, waẖay warsaden: Ma uẖalalba nin inu furo nag tisa? Way jirabayen.


Yesu wa jawabey, waẖu yiri, kolku kubarayey betmaghdeska: Maẖay kuhadlan kuwa fartayaghan Kristo inu yahay wilki Daud?


Beri walba wan idinlajogey betmaghdeska ḋaẖdisa onbarayey, imanaeydnan ghabanin, ilowse ḋigida halaḋameytiro.


Hadana waẖu ukae̱y bada barbar kedha, makhlugha oḋan asagey uimaden, wu barey.


Waẖu kubarey waẖ badan mahmah, waẖu kuyiri barid disa ḋaẖdedha:


Kolkey eheyd sabato, waẖu bilabey inu kubar osunaguga; kuwa badan kolkey maghlen way ḋeygagen, waẖay kuhadlen: Intebu kaheley kan waẖ ẖan? Iyo ẖigmad sidee olasiyey kan, wa maẖay inshara han okusubsamayin gaa̱ma hisa?


Kolku kasodegey Yesu donida, waẖu arkey makhlugh badan, wa unaẖaristey, sababti waẖay ahayen sidi ida on nin raa̱ lehen, waẖu bilabey inu baro ayaka waẖ badan.


Waẖu kuyabey iman laan todha. Waẖu kagawaregsadey buloyinka barbar walba, osbarayey.


Waẖu ukae̱y hadana Yordan gedi gisa tan iyo meshu Yohana okubatiseyey horti; ẖagu jogey.


Ilowse kaba̱di waẖu kuyiri asaẖab tisa: Anuka̱no hadana Yahudea.


Yesu waẖu ujawabey: Aniga dahir ban kuhadley adunka: beri walba waẖan kubarayey sunagugyalka iyo betmaghdeska, meshey kusoaruran Yahudi oḋan, hadalna kumahadlin gharsodi.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan