Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 1:8 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Aniga waẖan idinkubatiseya biya, asaga waẖu idinkubatisaya Nafta Ghudus ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Anigu waxaan idinku baabtiisay biyo, isaguse wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Aniga waxaan idin ku baabtiisaa biyo, laakiin isaga wuxuu idin ku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

8 Anigu waxaan idinku baabtiisay biyo, isaguse wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 1:8
19 Iomraidhean Croise  

Wu wa̱diyey, waẖu yiri: Waẖa imanaya gadasheyda nin oiga ẖog badan; stahil kumaihi inan forarsado onfuro yelmahi kaba hisa.


Waẖay eheyd berya has, Yesu waẖu kaimadey Nasaret ki Galilaya, Yohana banakubatisey Yordan.


Yohana waujawabey wahu kuhadley: Aniga waẖan kubatisa biya: ilowse ḋaẖbartan kina waẖa joga kuidinka eydnan oghonin.


Aniga maan oghonin, ilowse ki isodirey inan kubatisa biya, kan yaishegey, Kad arki donto oy Nafta kusodegeyso oy farisaneyso korkisa, kan waye kan kubatisaya Nafta Ghudus ah.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan