Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 1:6 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Yohana waẖu guntana maryahi ḋogor gel, sun meged ah yu moẖog gisa kughabey, waẖu u̱nayey ayaẖ iyo malab dured.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Yooxanaa wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa, oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa, oo wuxuu cunay ayax iyo malab dibadeed.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Yooxanaa wuxuu xiran jiray dhar dhogorta geela laga sameeyay, suun maqaar laga sameeyeyna dhexda ayuu ku xiran jiray, oo cuntadiisuna waxey ahayd anyax iyo malab duureed.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

6 Yooxanaa wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa, oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa, oo wuxuu cunay ayax iyo malab dibadeed.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 1:6
6 Iomraidhean Croise  

Waẖay ukae̱n asaga dadki dalki yahud kuli iyo kuwi Yerusalem oḋan, waẖa lugubatisey kuli wobi Yordan, oyghirten dembi godha.


Wu wa̱diyey, waẖu yiri: Waẖa imanaya gadasheyda nin oiga ẖog badan; stahil kumaihi inan forarsado onfuro yelmahi kaba hisa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan