Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 1:4 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Wusobaẖey Yohana, waẖu kubatisayey gelgesha, oskuwa̱diyey batiski tobada, hahelane a̱fiski dembiga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Waxaa yimid Yooxanaa kan cidlada dadka ku baabtiisayay oo ku wacdiyeyey baabtiiskii toobadda dembidhaafka aawadiis.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Yooxanaa Baabtiisahana wuxuu yimid cidlada, isaga oo ku wacdinaya baabtiiskii toobadkeenka iyo cafiska dembiga.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

4 Waxaa yimid Yooxanaa kan cidlada dadka ku baabtiisayay oo ku wacdiyeyey baabtiiskii toobadda dembidhaafka aawadiis.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 1:4
11 Iomraidhean Croise  

Waẖay ukae̱n asaga dadki dalki yahud kuli iyo kuwi Yerusalem oḋan, waẖa lugubatisey kuli wobi Yordan, oyghirten dembi godha.


Yohana waẖu kubatisayey Ainon Salim agtisa sababti biya badan bajiren ẖagas dadka way uimaden olabatisey.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan