Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Markos 1:1 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Bilawgi anjilki Yesu Kristo, Wilki Ilahey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Bilowgii injiilkii Ciise Masiix, oo ah Wiilka Ilaah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Kani waa warka wanaagsan ee ku saabsan Ciise Masiix Wiilka Illaahey.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

1 Bilowgii injiilkii Ciise Masiix, oo ah Wiilka Ilaah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Markos 1:1
23 Iomraidhean Croise  

Hadalkina waẖu noghdey kor waẖu degey ḋaẖdayna, waẖan aragne aman tisa, sidi amanti Madigi kaimadey Abaha waẖuna kabuẖa nima̱ iyo run.


Aniga waẖ arkey hadana wan kamaragkae̱y kan inu yahay Wilki Ilahey.


Nathanael wajawabey, waẖu kuyiri: Maa̱lin adiga waẖad tahay Wilki Ilahey, waẖad tahayna suldanki Israel.


Ilowse kuwan waẖa loḋigey ad amintene inu Yesu yahay Kristo, Wilki Ilahey, kolkad amintan ad kulahatine nolol maga i̱sa daradisa.


Sababtan yu Ilahey uje̱ladey adunka tan iyo wahu usosiyey Wilkisa madiga ah ghofki aminaba yusan ḋumine haselahade noloshi weliged.


Anakana wanaminsanahay, wanakaseyna, adiga inad tahay Kristo Wilki Ilaha nol.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan