Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 8:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Markaas ayaa Farrisiintii iyo macalimiintii sharciga Muuse keeneen naag lagu qabtay iyadoo sineysaneysa. Waxey hor istaajiyeen dadkii badnaa.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Culimadii iyo Farrisiintii waxay u keeneen naag sino lagu qabtay. Markaasay dhexda joojiyeen,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Kuwi farta yaghan iyo Fariseyalka waẖay ukenen nagto olugusoghabtey ma̱siya waẖay ḋigey ḋaẖda. Kolkay jojiyen ḋahda

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Culimmadii iyo Farrisiintii waxay u keeneen naag sino lagu qabtay. Markaasay dhexda joojiyeen,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 8:3
10 Iomraidhean Croise  

Wuxuu iskugu yeeray gudoomiyayaashii wadaaddada iyo macalimiintii sharciga Muuse, wuxuuna weydiiyay, meesha uu Masiixu ku dhalanayay.


Kadibna subaxdii ku xigtay Ciise wuxuu tagay macbadka, dadkii ayaa isaga kusoo ag ururay wuuna fariistay oo bilaabay inuu iyaga wax baro.


Waxeyna Ciise ku yiraahdeen, “Macalinow, naagtaan waxaa lagu qabtay iyadoo sineysaneysa.


Dadkii ayaa hal hal u wada baxay, laga bilaabo kii ugu weynaa illaa uu Ciise kaligiis meesha kusoo haray iyo naagtii oo weli meesha taagan.


Dadkii ayaa ninkii indhaha la’aa Farrisiinta u keenay.


Waxey hortooda keeneen Butros iyo Yooxanaa waxeyna weydiiyeen, “Awoodee ama magacee ayaad waxan ku samayseen?”


Haddaba intuu ninkeedu nool yahay, haddey nin kale guursato waxey noqoneysaa mid sineysatay. Laakiin hadduu ninkeedu dhinto, sharcigii ninkeeda ku xirayay wey ka xorowday, sinana ma aha haddey nin kale guursato.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan