Yohana 8:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Kadibna subaxdii ku xigtay Ciise wuxuu tagay macbadka, dadkii ayaa isaga kusoo ag ururay wuuna fariistay oo bilaabay inuu iyaga wax baro. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 Aroortii hore ayuu haddana macbudka yimid, dadkii oo dhammuna way u yimaadeen, oo intuu fadhiistay, ayuu wax baray. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)2 Waberigi waẖu galay betmaghdeska dadka kuligadha wayuimaden, wafaristey osbareyey. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah2 Aroortii hore ayuu haddana macbudka yimid, dadkii oo dhammuna way u yimaadeen, oo intuu fadhiistay, ayuu wax baray. Faic an caibideil |