Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 9:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Anyaxu wuxuu u egyahay sida faras diyaar u ah dagaal. Madaxyadooduna waxey ku wateen wax u eg sida taaj dahab ah, wejigooduna wuxuu u qaab ekaa kan binu aadanka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Oo ayaxa qaabkiisuna wuxuu u ekaa fardo dagaal loo diyaariyey; oo madaxana waxaa u saarnaa taajaj dahab u eg, oo wejiyadooduna waxay u ekaayeen wejiyo dad.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

7 Oo ayaxa qaabkiisuna wuxuu u ekaa fardo dagaal loo diyaariyey; oo madaxana waxaa u saarnaa taajaj dahab u eg, oo wejiyadooduna waxay u ekaayeen wejiyo dad.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 9:7
6 Iomraidhean Croise  

Markaan fiiriyayna waxaan arkay faras cad oo i hor taagan. Midka wadana wuxuu hayay qaanso, waxaana la siiyay taaj, wuuna tagay si uu ugu soo guuleysto dagaallo badan oo uu guusha u helo.


Kadibna qiiqii waxaa kasoo dhex baxay anyax oo dhulka ku degtay, iyagana waxaa la siiyay awood ey wax ugu qaniinaan sida dibqallooca.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan