Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 9:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Loomana ogolayn iney dilaan laakiin iney dhibaateeyaan muddo shan bilood kaliya ayaa loo ogolaaday. Waxeyna dareemi doonaan xanuun sida qaniinyada dibqallooca oo kale markii uu qaniino.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Oo haddana waxaa lagu amray inaanay dadka dilin, laakiinse inay intii shan bilood ah xanuujiyaan, oo xanuunkooduna wuxuu ahaa sida xanuunka hangarallahu markuu nin qaniino.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Oo haddana waxaa lagu amray inaanay dadka dilin, laakiinse inay intii shan bilood ah xanuujiyaan, oo xanuunkooduna wuxuu ahaa sida xanuunka hangarallahu markuu nin qaniino.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 9:5
12 Iomraidhean Croise  

Ciisana wuxuu ugu jawaabay, “Xoog ma igu lahaateen aniga haddii uusan Illaahey samada kaa siinin. Sidaa darteed kan aniga iisoo kaa gacangeliyay ayaa dembi badan leh.”


Haddaba markey dhameeyaan marqaatifurkooda, waxaa u imaan doona bahal ka yimid bohosha oo la dagaali doona, wuuna ka guuleysan doonaa wuuna dili doonaa.


Kadibna bahalkii waxaa loo ogolaaday inuu ku hadlo hadallo faan iyo caay leh. Waxaa kaloo la siiyay awood uu wuxuu rabo ku sameeyo illaa muddo afartan iyo laba bilood ah.


Waxaana bahalkaas la siiyay awood uu dadka Illaahey kula dagaallo oo uu iyaga kaga guuleysto. Sidoo kalana waxaa la siiyay amar uu ugu taliyo qabiil walba, dad walba, luuqad walba iyo quruumaha oo dhan.


Waxey lahaayeen seyn ey wax ugu qaniinaan sida dibqalloocyada, shan biloodna waxey lahaayeen awood ey dadka ku silciyaan.


Kadibna qiiqii waxaa kasoo dhex baxay anyax oo dhulka ku degtay, iyagana waxaa la siiyay awood ey wax ugu qaniinaan sida dibqallooca.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan