Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 9:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Kadibna qiiqii waxaa kasoo dhex baxay anyax oo dhulka ku degtay, iyagana waxaa la siiyay awood ey wax ugu qaniinaan sida dibqallooca.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Markaasaa qiiqii waxaa ka soo baxay oo dhulka ku soo degay ayax; oo waxaa iyagii la siiyey xoog sida hangarallayaasha dhulku ay xoog u leeyihiin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

3 Markaasaa qiiqii waxaa ka soo baxay oo dhulka ku soo degay ayax; oo waxaa iyagii la siiyey xoog sida hangarallayaasha dhulku ay xoog u leeyihiin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 9:3
16 Iomraidhean Croise  

Bal fiiriya, waxaan idin siiyay awood ka sareysa xoogga cadowgiina, waxaad dhex soconeysaan masas iyo dibqalloocyo midna wax idin ma yeeli doono.


Loomana ogolayn iney dilaan laakiin iney dhibaateeyaan muddo shan bilood kaliya ayaa loo ogolaaday. Waxeyna dareemi doonaan xanuun sida qaniinyada dibqallooca oo kale markii uu qaniino.


Anyaxu wuxuu u egyahay sida faras diyaar u ah dagaal. Madaxyadooduna waxey ku wateen wax u eg sida taaj dahab ah, wejigooduna wuxuu u qaab ekaa kan binu aadanka.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan