Muujintii 9:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markii uu furay bohoshii, waxaana kasoo baxay qiiq u eg qiiq ka imaanaya dab weyn. Qoraxda iyo cirkaba qiiqaas ka yimid bohosha ayaa modow ka dhigay. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasay waxay furtay ceelkii yaamayska, oo ceelkii waxaa kor uga soo baxay qiiq u eg qiiq foorno weyn; oo qiiqii ceelka aawadiis ayaa qorraxdii iyo hawadiiba gudcur la noqdeen. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah2 Markaasay waxay furtay ceelkii yamayska, oo ceelkii waxaa kor uga soo baxay qiiq u eg qiiq foorno weyn; oo qiiqii ceelka aawadiis ayaa qorraxdii iyo hawadiiba gudcur la noqdeen. Faic an caibideil |