Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 9:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Xoogga farduhu wuxuu ku jiray afkooda iyo seyntooda, waayo seyntoodu waxey lahayd madax u eg sida mas oo kale, taas oo lahayd awood ey dadka ku dhaawacdo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Waayo, fardaha xooggoodu wuxuu ku jiray afkooda iyo dabadooda, waayo, dabadoodu waxay u ekayd abeesooyin, oo waxay lahaayeen madaxyo, oo kuwaasay dadka wax ku yeeli jireen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

19 Waayo, fardaha xooggoodu wuxuu ku jiray afkooda iyo dabadooda, waayo, dabadoodu waxay u ekayd abeesooyin, oo waxay lahaayeen madaxyo, oo kuwaasay dadka wax ku yeeli jireen.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 9:19
5 Iomraidhean Croise  

Waa inaan joojinaa u dhaqanka sidii ciyaalkii. Waa in aanan u ogolaan dadka khiyaanoolashaasha ah iney nagu khiyaanaan waxbaridooda beenta ah, taas oo ah sidii dabeyl marba dhinac noo kaxeyneysa.


Waxey lahaayeen seyn ey wax ugu qaniinaan sida dibqalloocyada, shan biloodna waxey lahaayeen awood ey dadka ku silciyaan.


Dadka Saddex meelood meel waxaa dilay saddexdan balaayo, dab, qiiq iyo baaruud oo afkooda kasoo baxayay.


Dadkii soo haray kuwaas oo aan balaayadu dilin weli kama toobadkeenin camalkoodii sharta lahaa, mana joojinin iney caabudaan ibliiska, sanamyada dahabka, qalinka iyo naxaaska ah, dhagaxyo, geedo kuwaas oo aanan hadli karin waxna maqlaynin oona socon karin.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan