Muujintii 9:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Waxaan maqlay tirada ciidankooda ee fardooleyda ah iney yihiin 200 milyan. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH16 Oo tiradii ciidankii fardooleyda ahaa waxay ahayd labaatan kun oo meelood oo min toban kun ah; oo anigu waan maqlay tiradoodii. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah16 Oo tiradii ciidankii fardooleyda ahaa waxay ahayd labaatan kun oo meelood oo min toban kun ah; oo anigu waan maqlay tiradoodii. Faic an caibideil |