Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 9:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Codkiina wuxuu malagii buunka hayay ku yiri, “Soo daa afarta malaa’ig ee ku xiran webiga weyn ee Yufraad.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 oo ku lahaa malaa'igtii lixaad oo buunka haysatay, Fur afarta malaa'igood oo ku ag xidhan webiga weyn oo Yufraad.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

14 oo ku lahaa malaa'igtii lixaad oo buunka haysatay, Fur afarta malaa'igood oo ku ag xidhan webiga weyn oo Yufraad.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 9:14
12 Iomraidhean Croise  

Kadibna malagii lixaad ayaa baaquligiisi ku daadiyay webiga weyn ee Yufraad, biyihiisi ayaa guray si uu wadada ugu diyaariyo boqorka ka imaanaya Bariga.


Kadibna waxaan arkay afar malaa’ig oo taagan afarta dhinac ee aduunka, iyagoo ka joojinaya dabeyshu in eysan ku dhicin dhulka, badda iyo geedaha.


Waxaanna arkay malag kale oo ka imaanaya xagga bariga, isaga oo wada shaabadda Illaaha nool. Wuxuuna cod weyn ugu yeeray afarta malaa’ig ee la siiyay awoodda ey dhulka iyo badda ku wax yeeleeyaan.


Waxaan arkay toddobadii malaa’ig ee hor taagnaa Illaahey oo la siiyay toddobo buun.


Kadibna toddobadii malaa’ig ee haysay toddobada buun waxey isku diyaariyeen iney dhawaajiyaan.


Kadibna afartii malaa’ig ee loo diyaariyay waqtigan iyo maalintan iyo bishaan iyo sanadkaan waa la soo daayay si ey u dilaan dadka saddex meelood meel.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan