Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 9:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Malagii lixaad ayaa ka dhawaajiyay buunkiisi, waxaanna maqlay cod ka imaanaya afarta gees ee meesha allabariga oo ah dahab taas oo Illaahey hortiisa ku taalo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii lixaad, markaasaan maqlay cod ka yeedhaya geesihii girgirihii allabariga oo dahabka ahaa oo Ilaah hor yaal,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

13 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii lixaad, markaasaan maqlay cod ka yeedhaya geesihii girgirihii allabariga oo dahabka ahaa oo Ilaah hor yaal,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 9:13
7 Iomraidhean Croise  

Waxaan heysanaa wadaad sare kaasoo guriga Illaahey xaakin ka ah.


Tani waa sababta uusan Masiixu u galin meesha ugu quduusan ee binu aadanku sameeyay oo u ekeyd tan runta ah ee jannada. Laakiin wuxuu aaday jannada haddana wuxuu la joogaa Illaahey si uu anaga noo caawiyo.


Waxaan arkay toddobadii malaa’ig ee hor taagnaa Illaahey oo la siiyay toddobo buun.


Kadibna malagii shanaad ayaa ka dhawaajiyay buunkiisi, waxaanna arkay xiddigtii cirka kasoo dhacday oo dhulka ku dhacday. Xiddigtaas waxaa la siiyay furaha bohosha.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan