Muujintii 9:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Boqorkoodi wuxuu ahaa malag ka yimid bohosha, af Cibraaniga magaciisu waa Abaddoon, af Gariigana waa Abolyoon. Taas oo macnaheedu yahay Burburiyaha. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH11 Oo waxaa iyaga boqor u ah malagga yaamayska; oo magiciisana afka Cibraaniga waxaa lagu yidhaahdaa Abaddoon; afka Gariiggana magiciisa waxaa lagu yidhaahdaa Abolyoon. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah11 Oo waxaa iyaga boqor u ah malagga yamayska; oo magiciisana afka Cibraaniga waxaa lagu yidhaahdaa Abaddoon; afka Gariiggana magiciisa waxaa lagu yidhaahdaa Abolyoon. Faic an caibideil |
Idinku waxaad tihiin kuwa aabahood yahay ibliis, waxaadna sameysaan si la mid ah siduu isaga doono oo kaliya. Tan iyo bilowgii wuxuu ahaa gacan ku dhiigle iyo beenlow. Waayo isagu runta kuma jirto. Beentiisa ayuu ku hadlaa wax walboo uu ku hadlana waa been, waayo isagu waa beenlow waana aabaha beenta.