Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 9:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Waxey lahaayeen seyn ey wax ugu qaniinaan sida dibqalloocyada, shan biloodna waxey lahaayeen awood ey dadka ku silciyaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Oo waxay lahaayeen dabo u eg hangarallayaasha dabadooda iyo miciyo; oo dabadoodana waxay ku lahaayeen xoog ay dadka wax ku yeelaan intii shan bilood ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

10 Oo waxay lahaayeen dabo u eg hangarallayaasha dabadooda iyo miciyo; oo dabadoodana waxay ku lahaayeen xoog ay dadka wax ku yeelaan intii shan bilood ah.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 9:10
7 Iomraidhean Croise  

Ama hadduu ukun weydiisto dibqallooc siiya?


Xoogga farduhu wuxuu ku jiray afkooda iyo seyntooda, waayo seyntoodu waxey lahayd madax u eg sida mas oo kale, taas oo lahayd awood ey dadka ku dhaawacdo.


Kadibna qiiqii waxaa kasoo dhex baxay anyax oo dhulka ku degtay, iyagana waxaa la siiyay awood ey wax ugu qaniinaan sida dibqallooca.


Loomana ogolayn iney dilaan laakiin iney dhibaateeyaan muddo shan bilood kaliya ayaa loo ogolaaday. Waxeyna dareemi doonaan xanuun sida qaniinyada dibqallooca oo kale markii uu qaniino.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan