Muujintii 9:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Kadibna malagii shanaad ayaa ka dhawaajiyay buunkiisi, waxaanna arkay xiddigtii cirka kasoo dhacday oo dhulka ku dhacday. Xiddigtaas waxaa la siiyay furaha bohosha. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii shanaad, markaasaan arkay xiddig samada ka timid oo dhulka ku soo dhacday; oo waxaa iyadii la siiyey furihii ceelka yaamayska. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah1 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii shanaad, markaasaan arkay xiddig samada ka timid oo dhulka ku soo dhacday; oo waxaa iyadii la siiyey furihii ceelka yamayska. Faic an caibideil |
Bahalka aad aragtay wuu noolaan jiray, laakiin hadda ma noolo. Mar dhow ayuuna ka imaan doonaa bohosha oona tagi doonaa halka lagu burburin doono. Dadka dunidan ku nool oo aan magacyadooda lagu qorin buugga nolosha ka hor abuurka, wey la yaabi doonaan markii uu bahalka soo baxo kaasoo horey u dhintay.