Muujintii 8:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Saddex meelood meel xayawaanka badda ku nool ayaa dhintay oo saddex meelood meel markabyada badda ku dhex safraayeyna wey burbureen. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH9 oo waxaa halkaas ku dhintay uunkii badda ku jiray oo nafta lahaa saddex meelood oo meel, oo doonniyihiina saddex meelood oo meel baa la baabbi'iyey. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah9 oo waxaa halkaas ku dhintay uunkii badda ku jiray oo nafta lahaa saddex meelood oo meel, oo doonniyihiina saddex meelood oo meel baa la baabbi'iyey. Faic an caibideil |