Muujintii 8:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Malagii labaadna wuxuu ka dhawaajiyay buunkiisi, kadibna wax sida buur holceysa oo kale ah ayaa lagu tuuray badda. Saddex meelood meel badda ka mid ahna waxey noqotay dhiig. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH8 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii labaad, markaasaa waxaa badda lagu tuuray wax le'eg buur weyn oo dab ka ololayo; markaasaa baddii saddex meelood oo meel baa dhiig noqotay; Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah8 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii labaad, markaasaa waxaa badda lagu tuuray wax le'eg buur weyn oo dab ka ololayo; markaasaa baddii saddex meelood oo meel baa dhiig noqotay; Faic an caibideil |