Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 8:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Waxaan arkay toddobadii malaa’ig ee hor taagnaa Illaahey oo la siiyay toddobo buun.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

2 Markaasaan waxaan arkay toddobadii malaa'igood oo Ilaah hortiisa taagan, oo waxaa la siiyey toddoba buun.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

2 Markaasaan waxaan arkay toddobadii malaa'igood oo Ilaah hortiisa taagan, oo waxaa la siiyey toddoba buun.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 8:2
18 Iomraidhean Croise  

“Iska ilaaliya inaad yastaan mid ka mid ah carruurtan yar yar. Waayo waxaan idin ku leeyahay, malaa’igtooda jannada ku jirta ayaa mar walba wajiga Aabahayga jannada ku jira fiirinaya. [


Wuxuuna diri doonaa malaa’igtiisa oo wata buun aad u dhawaaqaya, waxeyna aduunka oo dhan kasoo ururin doonaan dadka uu doortay.


Malagii ayaa ugu jawaabay, “Waxaan ahay Jibriil, adeegihii Illaah waxaa la ii soo diray inaan kula hadlo oo aan kuu sheego warkan wanaagsan.


Is ilaaliya, mar walbana ku duceysta si aad u awoodaan inaad ka baxsataan waxaas dhici doona, oo aad u awoodaan inaad hor istaagtaan Wiilka Aadanaha.”


Si il biriqsi oo kale ah ayey u dhici doontaa, markii buunka ugu dambeeyo uu yeero. Waayo buunka waa la yeerin doonaa oo kuwii dhintayna wey soo sarakici doonaan, anaga oo dhan ayaa beddelmi doonna si aanan weligeenba u dhiman.


Waayo Sayidku wuxuu ka imaan doonaa samada isaga oo amar cod weyn ku bixinaya, oona leh codkii malaa’igta sare iyo buunkii Illaahey. Masiixiyiintii dhinteen ayaa marka hore dhimashada kasoo sarakici doonaan.


Warqaddan waxey ka socotaa Yooxanaa wuxuuna u dirayaa toddobada kaniisadood ee ku yaala gobolka Aasiya. Nimco iyo nabad ka timid kan jira, kan jiray iyo kan imaan doona, iyo toddobada ruux ee carshiga hortiisa jooga ha idin la jirto.


Malagii toddobaad ayaa ka dhawaajiyay buunkiisi, cod weyn ayaana ka dhawaaqay xagga samada isaga oo dhahaya, “Boqortooyada aduunku waxey noqotay, boqortooyada Rabbigeena iyo tan Masiixiisa, weligiis ayuuna taliye ahaan doonaa.”


Waxaan samada ku arkay calaamad kale oo weyn oo yaab leh, toddobo malaa’ig ayaa hayay toddobadii ugu dambeysay ee balaayo, kuwaasoo xanaaqa Illaahey soo gaba gabeynaya.


Kadibna waxaan maqlay cod weyn oo ka imaanaya macbadka oo toddobadii malaa’ig ku dhahaya, “Taga oo toddobada baaquli ee carada Illaahey ku daadiya aduunka.”


Kadibna waan fiiriyay oo waxaan arkay gorgor hawada ku duulaya isaga oo dhahaya, “Hoog! Hoog! Hoog ha u sugnaado kuwa aduunka jooga oo dhan, waxa dhici doono markey saddexda malaa’ig buunka ka dhawaajiyaan dartiis.”


Kadibna toddobadii malaa’ig ee haysay toddobada buun waxey isku diyaariyeen iney dhawaajiyaan.


Kadibna malagii shanaad ayaa ka dhawaajiyay buunkiisi, waxaanna arkay xiddigtii cirka kasoo dhacday oo dhulka ku dhacday. Xiddigtaas waxaa la siiyay furaha bohosha.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan