Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 8:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Kadibna waan fiiriyay oo waxaan arkay gorgor hawada ku duulaya isaga oo dhahaya, “Hoog! Hoog! Hoog ha u sugnaado kuwa aduunka jooga oo dhan, waxa dhici doono markey saddexda malaa’ig buunka ka dhawaajiyaan dartiis.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Haddana waxaan arkay oon maqlay gorgor dhex duulaya samada isagoo cod weyn ku leh, Waxaa hoogay oo hoogay oo hoogay kuwa dhulka deggan, sababtuna waa buunanka dhawaaqooda hadhay oo saddexda malaa'igood ay dhowaan ka dhawaajin doonaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

13 Haddana waxaan arkay oon maqlay gorgor dhex duulaya samada isagoo cod weyn ku leh, Waxaa hoogay oo hoogay oo hoogay kuwa dhulka deggan, sababtuna waa buunanka dhawaaqooda hadhay oo saddexda malaa'igood ay dhowaan ka dhawaajin doonaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 8:13
12 Iomraidhean Croise  

Malaa’iguhu waa ruux Illaahey u adeegta oo loo soo diray iney caawiyaan dadka la badbaadin rabo.


Hooggi labaad wuu gudbay, kii saddexaadna wuu imaanayaa mar dhow.


Sidaa darteed samooyinka iyo idinkan ku noolow farxa! Laakiin waxaa hoog leh dhulka iyo badda, waayo ibliisku idinka ayuu idiin imaaday! Waxaa ka buuxa xanaaq, waayo wuu garanayaa in waqtigiisi dhowyahay.”


Waxeyna carshiga iyo afartii xayawaan iyo odayaasha ka hor heeseen hees cusub. Qofna heestaas ma baran karin waxaan ka ahayn boqol afartan iyo afartaas kun ee aduunka laga soo madax furtay.


Waxaan arkay malag kale oo hawada ku duulayo isaga oo wada injiilka daa’iimka ah si uu u soo wacdiyo kuwa ku nool aduunka, quruumaha oo dhan, qabiilada oo dhan, luuqadaha oo dhan iyo dadka oo dhan.


Kadibna waxaan arkay malag dhex taagan qoraxda, kaasoo cod dheer ugu qeyliyay shimbirraha hawada ku duulaya isaga oo dhahaya, “Bal kaalaya, iskugu imaada cashada weyn ee Illaahey darteed,


Waayo waxaad xajiseen amarkeyga idinkoo ku samraya, aniguna waan idin ka ilaalin doonaa waqtiga jarribaadda ee u soo socda aduunka oo dhan si loo jarribo waxyaalaha aduunka jooga oo dhan.


Waxaan arkay toddobadii malaa’ig ee hor taagnaa Illaahey oo la siiyay toddobo buun.


Kadibna malagii shanaad ayaa ka dhawaajiyay buunkiisi, waxaanna arkay xiddigtii cirka kasoo dhacday oo dhulka ku dhacday. Xiddigtaas waxaa la siiyay furaha bohosha.


Hoogga koowaad wuu dhaafay, laba kale ayaana soo socota.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan