Muujintii 8:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Magaca xiddigaas waa qaraar. Waayo wuxuu saddex meelood meel biyaha ka dhigtay qaraar, oo dad badan ayaa dhintay markey biyahaas qaraarka ah cabeen. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH11 oo xiddigta magaceedana waxaa la yidhaahdaa Qadhaadh; oo biyihiina saddex meelood oo meel baa qadhaadh noqotay; dad badanuna wuxuu ku dhintay biyihii, maxaa yeelay, qadhaadh baa laga dhigay. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah11 oo xiddigta magaceedana waxaa la yidhaahdaa Qadhaadh; oo biyihiina saddex meelood oo meel baa qadhaadh noqotay; dad badanuna wuxuu ku dhintay biyihii, maxaa yeelay, qadhaadh baa laga dhigay. Faic an caibideil |