Muujintii 8:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Malagii saddexaad ayaa buunkiisi ka dhawaajiyay, markaas ayaa waxaa cirka kasoo dhacay xiddig weyn oo u ifaya sida toosh wuxuuna ku dhacay saddex meelood meel ka mid ah wabiyada iyo ilihii biyaha ahaa. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH10 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii saddexaad, markaasaa waxaa samada ka soo dhacday xiddig weyn oo sidii laambadeed u ololaysa, oo waxay ku dul dhacday webiyaasha saddex meelood oo meel, iyo ilihii biyaha ahaa; Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah10 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii saddexaad, markaasaa waxaa samada ka soo dhacday xiddig weyn oo sidii laambadeed u ololaysa, oo waxay ku dul dhacday webiyaasha saddex meelood oo meel, iyo ilihii biyaha ahaa; Faic an caibideil |