Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 7:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

16 ‘Mar dambana ma gaajoon doonaan, mar dambana ma haraadi doonaan. Qoraxduna ma gubi doonto,’ kuleylkuna ma gubi doono.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

16 Oo iyana mar dambe ma ay gaajoon doonaan, mana ay harraadi doonaan mar dambe, qorraxda iyo kulaylkuna kuma ay dhici doonaan;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

16 Oo iyana mar dambe ma ay gaajoon doonaan, mana ay harraadi doonaan mar dambe, qorraxda iyo kulaylkuna kuma ay dhici doonaan;

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 7:16
23 Iomraidhean Croise  

Laakiin iimaankooda oo aan sal adag lahayn dartiis, waxey sii jiraan waqti yar. Markii dhib iyo silac yimaado ereyga dartiisna, isla markiiba iimaanka wey ka laabtaan.


Laakiin markii qoraxdii soo baxday, wey gubteen weyna qalaleen maxaa yeelay xidid ma lahayn.


Waxaa barakeysan kuwa u gaajooda oo u haraada xaqnimada darteed, waayo wey dhargi doonaan.


Laakiin iimaankooda oo aan sal adag lahayn dartiis, waxey sii jiraan waqti yar. Markii dhib iyo silac yimaado ereyga dartiisna, isla markiiba iimaanka wey ka laabtaan.


Kadib markii qoraxdii soo baxday, wey gubteen weyna qalaleen maxaa yeelay xidid ma lahayn.


Kuwii gaajeysnaa ayuu wax wanaagsan ka dherjiyay oo kuwii taajirka ahaana wax la’aan ayuu diray.


Waxaa barakeysan kuwiina gaajoonaya hadda, waayo waad dhergi doontaan. Waxaa barakeysan kuwiina hadda ooynaya, waayo waad qosli doontaan.


laakiin mid walboo caba biyaha aan isaga siiyo weligiis ma oomi doono. Biyaha aan siin doono waa sida il biyo durduraya illaa iyo nolosha weligeed ah.”


Markey qoraxdu kulushahay cawskana wuu qalalaa, ubaxa baalashiisa ayaa ka daata oo quruxdooduna wey baaba’daa. Sidaas oo kalana taajiriintu wixii ey sameeyeen oo dhan wey lumi doonaan.


‘Ilin walbana wuu ka tirtiri doonaa. Dhimashana ma jiri doonto’ sidoo kalana murugo, oohin iyo xanuun. Waxyaalahaas oo dhan wey dhamaadeen.”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan