Muujintii 7:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Kadibna mid ka mid ah odayaasha ayaa i weydiiyay, “Kuwaas gashan dharka cad yeey yihiin, halkee ayey ka yimaadeen?” Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH13 Oo odayaashii midkood baa jawaabay oo wuxuu igu yidhi, Kuwan khamiisyada cadcad qabaa yay yihiin, xaggee bayse ka yimaadeen? Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah13 Oo odayaashii midkood baa jawaabay oo wuxuu igu yidhi, Kuwan khamiisyada cadcad qabaa yay yihiin, xaggee bayse ka yimaadeen? Faic an caibideil |
Waxyaalahaas kadibna waxaan arkay dad badan oo aan la xisaabi karin, waxey ka kala yimaadeen aduunka oo dhan, iyagoo iskugu jira qabiil walba, qowmiyad walba iyo luuqad walba waxeyna taagnaayeen carshiga iyo Wanka hortiisa. Waxeyna gashanaayeen maryo cad oo gacantana waxey ku hayeen caleen timireed.