Muujintii 7:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Malaa’igtii carshiga agtaagneyd oo dhan iyo odayaashii iyo afartii xayawaanba intey carshiga ku hor sujuudeen ayey caabudeen Illaahey, Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH11 Oo malaa'igihii oo dhammuna waxay taagnaayeen carshiga hareerihiisa iyo odayaashii iyo afartii xayawaan hareerahooda; oo carshiga hortiisii ayay ku dhaceen oo intay wejigooda dhulka saareen ayay Ilaah caabudeen, Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah11 Oo malaa'igihii oo dhammuna waxay taagnaayeen carshiga hareerihiisa iyo odayaashii iyo afartii xayawaan hareerahooda; oo carshiga hortiisii ayay ku dhaceen oo intay wejigooda dhulka saareen ayay Ilaah caabudeen, Faic an caibideil |