Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 7:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Waxeyna cod dheer ku yiraahdeen, “Badbaadada waxey ka timaadaa Illaaheena xaggiisa, kaasoo ku fadhiya carshiga, iyo Wanka.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Oo iyana waxay ku dhawaaqeen cod weyn, iyagoo leh, Badbaado waxaa leh Ilaahayaga carshiga ku fadhiya iyo Wanka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

10 Oo iyana waxay ku dhawaaqeen cod weyn, iyagoo leh, Badbaado waxaa leh Ilaahayaga carshiga ku fadhiya iyo Wanka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 7:10
26 Iomraidhean Croise  

Qof walba wuxuu arki doonaa badbaadinta Illaah.’ ”


Maalintii ku xigtay ayaa Yooxanaa arkay Ciise oo dhinaciisa u soo socda markaas ayuu yiri, “Fiiriya, Wankii Illaahey kaasoo qaada dembiga aduunka!


Markii uu arkay Ciise oo meeshaas maraya ayuu yiri, “Fiiriya, Wankii Illaahey!”


Idinkan reer Samaariya ah waxaad caabudaan wax eydan garaneyn, anaguse waxaan caabudnaa Illaah aan garaneyno, waayo badbaadidu waxey ka timaaday Yuhuudda.


Waayo nimcada Illaahey ayaad ku badbaadeen, markaad Masiixa aaminteen. Awoodiinana kuma imaan ee waa hadiyad xagga Illaahey ka timid.


Kadibna waxaan xagga samada ka maqlay cod weyn oo dhahaya, “Haddaba wey timaaday badbaadada iyo awoodda iyo boqortooyada Illaaheena, iyo amarkii Masiixiisa. Waayo kan eedeeya walaalaheen, kaasoo iyaga ku eedeynaya Illaahey hortiis maalin iyo habeen, dhulka ayaa lagu soo tuuray.


Waxyaalahan kadib waxaan maqlay wax u eg cod dad badan oo jooga samada oona qeylinaya iyagoo leh, “Halleeluuya! Badbaadada iyo ammaanta iyo awoodda Illaahey ayaa leh,


Kan carshiga ku fadhiyana wuxuu yiri, “Wax walba ayaan cusbooneysiinayaa!” Haddana wuxuu yiri, “Waxyaalahan qor, waayo waxaan kuu sheegayo waa ereyo lagu kalsoon yahay oo run ah.”


Wax habaaranna ma jiri doono. Waayo carshiga Illaahey iyo kan Wankaba magaaladaas ayey joogaan, adeegayaashiisa ayaa u adeegi doona.


Sidoo kale carshiga hortiisa waxaa ku yaalay wax u eg bad laga sameeyay muraayad dhalaal cad leh. Carshiga dhexdiisa iyo agagaarkiisa waxaa ku jiray afar xayawaan, meel walbana indho ayey ku lahaayeen horey iyo gadaalba.


Wuu tagay oo wuxuu buugga kasoo qaaday gacanta midigta ee kan carshiga ku fadhiya.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan