Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 6:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Waan fiiriyay, horteydana waxaa taagnaa faras leh midab dambas ah! Midka wadana waxaa loo bixiyay Dhimasho, gadaashiisana aduun xabaalo ayaa ka jiray. Waxaa la siiyay awood ey afar meelood oo aduunka ka mid ah ey seef ku dilaan, abaar, dhimasho iyo xayawaan duureed.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Oo bal eeg, waxaan arkay faras cirro leh; oo kii fuushanaana magiciisu wuxuu ahaa Dhimasho; oo waxaa la socday Haadees. Oo waxaa iyaga la siiyey amar ay ku xukumaan dunida waaxdeed oo ay ku laayaan seef, iyo abaar, iyo dhimasho, iyo dugaagga dhulka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

8 Oo bal eeg, waxaan arkay faras cirro leh; oo kii fuushanaana magiciisu wuxuu ahaa Dhimasho; oo waxaa la socday Haadees. Oo waxaa iyaga la siiyey amar ay ku xukumaan dunida waaxdeed oo ay ku laayaan seef, iyo abaar, iyo dhimasho, iyo dugaagga dhulka.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 6:8
26 Iomraidhean Croise  

Idinkuna dadkii Kafarna’umow, ma waxaad u maleyneysaan in jannada la idiin qaadi doono? Maya, waxaa la idin ku tuuri doonaa naarta! Waayo haddii mucjisooyinkii la idin ku dhex sameeyay lagu dhex sameyn lahaa Sodom, illaa maanta wey jiri lahayd.


Qowmiyadna qowmiyadda kale ayey ka hor imaan doontaa, boqortooyana boqortooyada kale ayey ka hor imaan doontaa. Waxaana meelo badan ka dhici doona abaar iyo dhul gariir.


“Dhimashoy aaway guushaadi? Dhimashoy aaway xanuunka aad nagu haysay?”


Waxaan ahay Midka Nool, waan dhintay, haddana arag, weligey waan noolaan doonaa! Waxaanna hayaa furaha dhimashada iyo xabaalahaba.”


Seyntiisuna waxey xaaqday saddex meelood meel xiddigaha oo dhulka ku daadisay. Masduulaagii wuxuu hor istaagay naagtii dhali rabtay, si uu u dilo cunuggeeda isla markii uu dhasho.


Kadibna afartii malaa’ig ee loo diyaariyay waqtigan iyo maalintan iyo bishaan iyo sanadkaan waa la soo daayay si ey u dilaan dadka saddex meelood meel.


Dadka Saddex meelood meel waxaa dilay saddexdan balaayo, dab, qiiq iyo baaruud oo afkooda kasoo baxayay.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan