Muujintii 6:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Markii uu Wanku furay shaabaddii afaraad, waxaan maqlay codka xayawaanka afaraad oo dhahaya, “Kaalay!” Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 Oo haddana markuu furay shaabaddii afraad ayaa waxaan maqlay xayawaankii afraad codkiisii oo leh, Kaalay oo arag. Faic an caibideilKitaabka Quduuska Ah7 Oo haddana markuu furay shaabaddii afraad ayaa waxaan maqlay xayawaankii afraad codkiisii oo leh, Kaalay oo arag. Faic an caibideil |