Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 6:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Kadibna waxaan maqlay wax u eg cod ka imaanaya afarta xayawaan oo dhahaya, “Rubac sarreen ah wuxuu ahaan doonaa mushaharka maalinta oo dhan, saddex rubacna waxey ahaan doonaan isla lacagtii, sidaa darteed ha haleynina saliid seytuunta iyo khamriga.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Oo waxaan afartii xayawaan badhtankooda ka maqlay wax cod la moodo oo leh, Koombo sarreen ah qiimaheedu waa dinaar, saddex koombo oo shaciir ahna qiimahoodu waa dinaar, saliidda iyo khamrigana wax ha yeelin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

6 Oo waxaan afartii xayawaan badhtankooda ka maqlay wax cod la moodo oo leh, Koombo sarreen ah qiimaheedu waa dinaar, saddex koombo oo shaciir ahna qiimahoodu waa dinaar, saliidda iyo khamrigana wax ha yeelin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 6:6
6 Iomraidhean Croise  

Qowmiyadna qowmiyadda kale ayey ka hor imaan doontaa, boqortooyana boqortooyada kale ayey ka hor imaan doontaa. Waxaana meelo badan ka dhici doona abaar iyo dhul gariir.


Sidoo kale carshiga hortiisa waxaa ku yaalay wax u eg bad laga sameeyay muraayad dhalaal cad leh. Carshiga dhexdiisa iyo agagaarkiisa waxaa ku jiray afar xayawaan, meel walbana indho ayey ku lahaayeen horey iyo gadaalba.


Afartaas xayawaan mid walba wuxuu lahaa lix baalal oo meel walba ayey indho ku lahaayeen, xitaa baalasha hoostooda ayey indho ku lahaayeen. Habeen iyo maalin waxey yiraahdaan, “ ‘Quduus, quduus, quduus waa Rabbiga Illaaha Qaadirka ah,’ kan jiray, kan jira iyo kan imaan doona.”


Wuxuuna yiri, “Dhulka, badda iyo geedaha ha wax yeelina illaa aan shaabad ka saarno wejiga adeegayaasha Illaaheena.”


Waxaa lagu yiri ha wax yeelina cawska dhulka, dhirta ama geedaha, laakiin ciqaaba kuwa aan shaabadda Illaahey wejigooda ku lahayn.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan