Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 6:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Markii uu Wanku furay shaabaddii saddexaad, waxaan maqlay xayawaanki saddexaad oo dhahaya, “Kaalay!” Waan fiiriyay oo horteydana waxaa taagnaa faras madow! Midka wadana wuxuu gacantiisa ku hayay miisaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Oo haddana markuu shaabadda saddexaad furay ayaa waxaan maqlay xayawaankii saddexaad oo leh, Kaalay oo arag. Oo bal eeg, waxaan arkay faras madow; oo kii fuushanaana wuxuu gacanta ku haystay miisaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Kitaabka Quduuska Ah

5 Oo haddana markuu shaabadda saddexaad furay ayaa waxaan maqlay xayawaankii saddexaad oo leh, Kaalay oo arag. Oo bal eeg, waxaan arkay faras madow; oo kii fuushanaana wuxuu gacanta ku haystay miisaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 6:5
11 Iomraidhean Croise  

Qowmiyadna qowmiyadda kale ayey ka hor imaan doontaa, boqortooyana boqortooyada kale ayey ka hor imaan doontaa. Waxaana meelo badan ka dhici doona abaar iyo dhul gariir.


Kadibna mid ka mid ah odayaasha ayaa igu yiri, “Ha ooyin! Balse fiiri Libaaxa qabiilka Yahuudah, kii asalkiisu kasoo jeeday Daa’uud, wuu guuleystay. Wuuna awoodaa inuu furo buugga iyo toddobadiisa shaabadood.”


Waxeyna heeseen hees cusub oo dhahaysa, “Waad istaahishaa inaad buugga qaadid oo aadna furtid shaabadiisa, waayo waa lagu gowracay, dhiigaada ayaad Illaahey ugu soo madax furatay dad ka tirsan qabiil walba, luuqad walba, iyo qowmiyad walba.


Waan fiirsanayay markii uu Wanku furayay middii ugu horeysay toddobada shaabadood. Kadibna waxaan maqlay mid ka mid ah afartii xayawaan oo ku dhahaya cod u eg onkod, “Kaalay!”


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan